SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
15/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Guriga Gudoomiyaha Degmada Hodon ee magaalada Muqdisho oo Xalay Bam Gacmeed lagu Tuuray

 

Waxaa Qarax Xalay Lagu weeraray Guriga Muqdisho uu ka degen yahay gudoomiyaha degmda Hodon ee Magaalada Muqdisho

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Bambo gacmeed iyadoo ya rag huebsyan ku tureen guriga gudoomiyaha.

Lama oga ilaa hada qasaaraha ilaalada guriga gudoomiyaha ka soo gaartay iyo sidoo kale dadki ku sugnaa guriga.

Dad goobjoogayaal ayaa sheegay in qof haweeney ah ay ku dhaawacantay qaraxa lagu tuuray guriga gudoomiyaha degmada Hodon.

Goobta qaraxa uu ka dhacay waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda soomaaliya iyadoona halkaasi ay ciidamada howlgalo kawadaan.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®