SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
15/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ahlusunna oo sheegtey in Heshiis ay la gashay dowladda Soomaaliya

 

Madaxweynaha Ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay la galeen heshiis.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda cusub ee uu Hogaamiyo Maxamed Cabdullaahi Maxamed in ay la galeen Heshiis ku aadan in maamulka Ahlusunna in uu la shaqeeyo dowladda ,islamarkaana la dhiso ciidan Qaran oo mid ah.

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sidoo kale ayaa xusay in wax walba ay ku soo dhamaadeen is fahan iyo wax isla meel dhigid ayna rajo fiican ka qabaan dowladda cusub.

Waxa uu sheegay in ay rajeynayaan cuseebka hada u bilowday Soomaalida in ay ku bulaasho oo ay ku barwaaqowdo.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®