SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
08/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qaraxyo kala duwan oo lala eegtay Ciidanka dowladda Kenya

 

Wararka inaga soo gaaraya duleedka Degmada Laamu ee dalka Kenya ayaa waxa ay sheegaan in halkaasi Qaraxyo Khasaare geystay lagula eegtay Kolonyo ka tirsan Ciidanka Kenya.

Ciidamada Qaraxyada lala eegtay ayaa la sheegay in ay Marayeen xadka ay wadaagaan Dalalka Soomaaliya iyo sidoo kale Kenya.

Qaraxyada ayaa la sheegay in ay ahaayeen Minooyinka dhulka lagu Aaso.

Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda Kenya ayaa xaqiijiyay in ay jiraan Askar ku dhimatay Qaraxyadaasi.

Waxaa ay sidoo kale sheegeen in ay ku dhaawacmeen 5 Askari.

Dowladda Kenya ayaa ciidamo dheeraad ah u dirtay goobta Qaraxyada lagula eegtay ciidankeeda, waxana la sheegay in labo gaari oo kuwa dagaalka ah ay ku burbureen Qaraxyadaas.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®