SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-Shabaab oo la sheegay in odayal ay ka qabteen deegano ay horey dagalo kula galeen maleehiyaad is abaabuley

 

Wararka naga soo gaaraya Tuullada Gaalleef oo 15 KM u jirta Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay kusoo waramayaan in ay Al-Shabaab halkaasi ay ka afduubteen tiro ka mid ah odayaasha ku dhaqan degaankaasi.

Odayaasha Al-Shabaab ay Afduubteen ayaa waxaa ay gaarayaan ilaa iyo 5 oday sida uu Risaala u sheegay qof ka mid ah dadka degaanka.

Sidoo kale Al-Shabaab ayaa gubay Tuullada Gaalleefa sida ay Sheegeen dadka degaanka.

Dadkii kunoolaa Tuuladda Gaalleefa ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sameyeen Barakac madam Al-Shabaab ay u hanjabeen.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®