SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-Shabaab oo dab qabadsiiyay Tuullo ku dhow Jowhar

 

Wararka naga soo gaaraya Tuulada Gaalleefta oo ka mid ah Tuulooyinka Hoos yimaada Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay xalay dab qabadsiiyeen Tuuladaasi.

Tuullada ayaa la sheegay intii u dhaxeysay Cisha iyo sidoo kale Maqrib in ay yimaadeen Al-Shabaab ,islamarkaana ay gubeen.

Mid ka mid ah dadka degaanka Risaala u sheegay in dadkii kunoolaa Tuulada ay horay u barakaceen ka dib markii ay Al-Shabaab u hanjabeen.

Sidoo kale waxaa uu tilamaamay in hadda aysan haysanin meelo ay galaan Madaam guryahoodii la gubay.

Majiro wax war ah oo kasoo baxay Al-Shabaab oo ku aadan Sababta keentay in ay gubaan Tuullada Gaalleefta.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®