SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kulamo aan kala kac laheyn oo ku jiro R/Wasaraha si uu u soo magacaabo Wasiirada Xukumadiisa

 

Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Wali Uu Wado Wadatashiyo La Xiriira Dhismaha Xukuumada oo uu doonayo in uu dhowaan soo magacabo.

Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in Ra’isul Wasaare Xassan Cali Kheyre uu soo magacaabo golaha wasiirada xukuumada cusub oo uu hada ku howlanyahay Ra’isul wasaare Kheyre.

Xassan Cali Kheyre Ra’isul Wasaaraha cusub ayaa waxba kama jiraan ku sheegay inay diyaarsan yihiin shaqsiyaadka ka mid noqoshada goloha wasiirada ee uu dhawaan magcaabi doono,waxaana intaas uu ku daray inuu wado kulamo wadatashiyo ku aadan dhismaha xukumadiisa si loo helo gole wasiiro oo loo dhanyahay.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®