SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ra’iisulwasaare Kheyre oo ku wajahan Magaalada Baydhabo si uu kulan ula soo qaato madaxda koofur Galbeed

 

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Baydhabo oo ka mid ah meelaha ay sida weyn u saameysay Abaarta sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Xafiiska Ra’iisulwasaaraha

Ammaanka Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa si weyn loo adkeeyay waxaana wadooyinka ugu muhiimsan la dhigay ciidamo kala duwan sida uu soo sheegaayo wariyaha Risaala ee Koonfur Galbeed.

Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa sheegay in U jeedka Safarka Ra’iisulwasaaraha uu yahay wax ka ogaanshaha Abaaraha ka jira gobolka Baay.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®