SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kooxo Hubeysan oo ku dhaawacay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug Mas’uul ka tirsan Galmudug

 

Kooxo hubeysan ayaa dhaawac ugu geystay Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug isku duwaha wasaarada Kaluumeysiga qeyraadka badda ee gobolka mudug sida ay sheegeen dadka degaanka .

isku duwaha ayaa lagu magacaabaa Mahdi Maxamed Cismaan, waxaana la sheegay in ay baxsadeen kooxihii dhaawac u geystay.

Dhaawaciisa ayaa la gaarsiiyay Isbitaalka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.

Majiro Wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Galmudug oo ku aadan dhaawaca loo geystay Mahdi Maxamed Cismaan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®