SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Shil Gaari oo ay ku dhinteen 2 ruux oo Muqdisho ka dhacay saakey

 


Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku dhimatay mid kalena waa uu ku dhaawacmay ka dib Shil Gaari oo saaka ka dhacay wadada 21-ka October ee magaalada Muqdisho.

Sida ay sheegeen dadka degaanka shilka uu ka dhacey in Gaari nooca xamuulka qaada ah iyo Gaari NOHA ah ay isku dhacay.

Labo qof ayaa halkaasi ku dhimatay waxaana la sheegay in dadka dhintay ay saarnaayeen Gaariga Yar.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay goobta gaareen.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®