SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Gudoomiyaha Maamulka Sh/Dhexe Oo sheegay In aan wax xal Laga Gaarin ilaa hada Dagaalada ka jira Degmada Cadale.

 

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlada Soomaaliya Cumar Meyre Makaraan ayaa sheegay in aan Wali wax xal ah Laga Gaarin Dagaal Beeleedka Kusoo laa laabtay Degmada Cadale.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay In Dagaalkaasi ay ku dhinteen In ka badan 10 qof Halka Hanti Badana ay Ku burburtay Dagaalada Kuso Noqnoqday Gobolka Shabeelaha Dhexe Gaar ahaan Degmada Cadale Oo Mudooyinkii Dambe uu Dagaal ku Dhex Maraayey Beelo Walaalo ah Oo wada Daga Cadalle.

Gudoomiyaha iyo Wafdi uu Horkacaayo ayaa Malamahaanba kusugnaa Degmada Cadale Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Iyagoo Ujoogay Waan waan ay ka dhex Wadeen Dagaal Beeleedka Maalmahaanba Kusoo Laa laabtay Degmada Cadale Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®