SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Shaqaallo Ajnabi ah iyo doontii ay Saarnaayeen oo lagu qabtay Puntland

 


Wararka naga soo gaaraya degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa waxaa ay kusoo waramayaan in ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ay gacanta kusoo dhigeen dooni ay saarnaayeen 12 shaqaale oo u dhashay dalka Yemen taasoo kalluumeysi sharci daro ah ka waday degaanada maamulka Puntland.

Doontaan ayaa la sheegay in ay habeen Hore ay dulmartay Laash ay la haayeen Ganacsato Soomaaliyeed , islamarkaana ay dhibaato gaarsiisay.

Doonida ayaa lagu haya tuulada Maraya oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimada degmada Eyl ee gobolka Nugaal sida ay sheegeen dadka degaanka.


Bilihii lasoo dhaafay ayaa waxaa sare u kacay Kalluumeysiga sharci darada ah ee xeebaha Soomaaliya ay ka geysanayaan Maraakiibta iyo sidoo kale doonyaha laga leeyahay dalka Yemen.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®