SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Macalin Iskool oo goor dhow gaarigiisa Qarax loogu xirey ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho

 

Macalin Aadan Cabdulaahi Isaaq oo ku Magac dheeraa (Aadaney) ayaa ku geeryoodey Qarax Baaburkiisa loogu iry wa ayar ka hor Magalada muqdisho.

Macalinka ayaa ka baxay iskuul uu macalinka ka ahaa oo ay dhmaatey xiisadii cadiga aheyd ayana aheyd rawaxaad ayaa ku dhintey qaraxa waxaan la sheegay in isbitaalka loo qaadey Dhawacasii Wlow uu u geriyodey Dhaqacii ka soo gaarey Qaraxa.

Goobta uu qaraxu ka dhacey ayaa ah Tabakaayo madow ee Degmad Dharkeynley ee magaalada Muqdiho waxaan uu macalin ka ahaa Iskuulka lagu magacaabo Halgan oo ah dugsi sare dhexe iyo Hoose.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®