SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Meydka Haweeneey Saakay lagu Arkay Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho

 

Wararka laga helayo Degmada Waabari gaar ahaan Agagaarka Buundo Labaad ayaa sheegaya in Saakay halkaas lagu Arkay Meydka Qof Dumar ah oo loo Maleynayo in Xalay lagu dilay halkaas.

Meydka ayaa la sheegay in ay Arkeen Dadka Xaafadaas ku nool kuwaas oo ku soo Toosay Saakay markii ay soo kaceen.

Guddoomiyaha Degmada Waabari Xuseen Axmed ayaa sheegay in aysan jirin wax Meyd ah oo halkaas lagu arkay,balse Dadka Xaafaddaas ku nool ay Arkeen Dhiig Wadada Agteeda yaalla,baaritaan dheerna hadda lagu hayo.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®