SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ra’iisul wasaaraha magacaaban oo baarlamaanka la horgeynayo

 

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta lagu waddaa in xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya uu horgeeyo ra’iisulwasaaraha uu dhawaan soo magacaabay Xasan Cali Kheyre.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ka codsan doona in ay Ansixiyaan Ra’iisulwasaaraha Magacaaban Xasan Cali Kheyre.

Ra’iisulwasaaraha Magacaaban Xasan Cali kheyre ayaa hadii ay Ansixiyaan xildhibaanada Baarlamaanka maanta waxaa laga doonaaya in uu xukuumadiisa uu kusoo dhiso muddo dhan 15 maalmood.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®