SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/03/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Beesha Caalamka oo lacag ugu yaboohday Abaaraha Soomaaliya

 

Ra’iisulwasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Beesha caalamka ay lacag aad u fara badan ay ugu yaboohday abaaraha ka jira Soomaaliya.

Dowladda Ingiriiska ayaa waxaa uu sheegay in ku dhawaad 120 Milyan ay ugu deeqday Abaaraha ka jira dalka Soomaaliya .

Sidoo kale Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in dadkaan Soomaaliyeed ay isku gurmadaan , islamarkaana ay isku dayaan in ay ka madax banaanaadaan deeqaha ugu yimaada Beesha Caalamka.

Waxaana uu tilmaamay in umadda Soomaaliyeed laga doonaayo in ay Soomaan oo alle baryaan si ay uga baxaan Abaaraha.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®