Masuuliyiin Soomaaliya iyo dunidaba caan ka ah oo isku khilaafay waxa laga yeelayo dadka Soomaaliyeed ee baaba . war bixin la xariirta hab dhaqanka Dowladda Liibiya (Faallo)(Riix halkaan)
Kuwa Soomaalinimadii Hawiyinimo ka doortey?!!!.(Riix halkaan)
Shiikh Shariif Shiikh Axmed, hala sugo(Riix halkaan)
58 qof oo Ciidamada Ethiopia ay shalay xasuuqeen(Riix)
Ma`ooyey Markaan Xorownay? (Faallo)(Riix halkaan)
Kuwa Soomaalinimadii Ka Doortay Isaaqnimo(Riix halkaan)
Kooxda Mbagathi & Kadeedka Ummadda(Riix halkaan)
Caruurta laga xado Soomaaliya oo la geeyo Adis(Riix halkaan)
Somaliya Maanta Heerka Ay Taaganthay!!!(Aragti)(Riix halkaan)
kuwee Dooranayaa M Dheere,C/taax (Faallo)(Riix halkaan)
Guud Mar Dagaaladi Sokeeye ee Somaliya.(Aragti)(Riixn)
Mareykanka oo dano gaara ah ka leh Soomaaliya(Riix halkaan)
Goormuu Oday noqday C/llahi bal calaamada Illaahay?(Riix)
Shariifow ama Mudulood ahoow ama Muslim ahoow (Riix)
10/03/2010
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dagaal xoogan oo goor dhow ka qarxey Degaanka Bacadweyne kaas oo oo ilaa hada si xooga halkasi uga socda

Wararka laga helayo deganka bacadweyne ayaa waxa ay shjegayan in dagaal xoogan uu ka qarxey deganka Bacadweyne duleedkiisa Koofureed ka dib weerar ay ku soo qaadeen Maleesho ka soo jeda deganka camara ee beesha saleban .

Dagalkaan ayaa waxa warki ugu danbey ay shegayan in qasaraha ka dhashey uu garayo ilaa labo qofood oo meydkooda lagu arkey goobhii lagu dagalamey iyo dhawaca aan ilaa hada la xaqiijin inta uu yahey ilaa hada wallow uusan wali istaagin dagalka uuna socdo

Dagalka ayaa ku bilodey ka dib weerar saf balaar ah lagu soo qaadey gudaha magaalada Bacadweyne kaas oo loo adeegasayey hubka madaaficda iyo midka daadiika saarar ka dibna ay ay iska cabin xoogan kala hortageen dadkii deganaa magalada Bacadweyne ayna sida la shegay dib iska rixeen Maleeshiyadii weeraka ku soo qaadey hadan uu ka socdo meelo si aada uga durugsan halki uu ka bilodey sida ay inoo xaqiijiyen warar aan ka helney gudaha Magalada Bacadweyne.

Waxan waraku shegayan in sidii hore aanu dagalku ku socon hada balse uu ka yara qaboobey ka dib weerarkii saakey lagu qaadey gudaha iyo hareeraha magalada bacadweyne oo dagalka xoogisa uu dafaha magalada ka dhacey hadan ay sii yaraaneyso xabada dhaceysa wallow ay jiraan wali shanqarta rasaasta

Beelaha halkasi ku dagalamaya aya mudo sanad ku dhowaad ah waxa ay dagaalo ku dhexmarayeen deegalo hoos yimada deganka Bacadeyne oo oo inta badan weeraro lagu soo qadyey sida manata oo kale kuwaas oo dhamantood sababey dhimasho iyo dhaawac aad u farabadan iyo beero iyo guryo lagu gubey.

Waxaana jira baaqyo aad u farabadan oo ay soo sarayan qeybha bulshada balse aaneu jirin cid dhag jalaq u siineysa oo doonaysa dagaladun ay wali si socdaan aydoo magaaloyinka qarnba laga daremayo gurmad loo dirayo halkaasi oo ka fog mesha dgalku uu ka dhacyo ee deganka bacadweyne kaas sii shidaya dhibaya jirta xiligan ee u dhaxeysa beelaha Saleebaan iyo Qubeys oo kal soo kala Jeeda Beelaha Habar Gidir ee Hawiye iyo Qubeys oo ka soo jeeda Surre Direed oo isku haya sida laga warqabo dhil ay ka qodanyhiin barago oo labada dhinacba ay ku leeyhiin halkasi laguna magacaabo Hildooyaale.


Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

© Arrow Online.com 2008 ® Free counter and web stats