Masuuliyiin Soomaaliya iyo dunidaba caan ka ah oo isku khilaafay waxa laga yeelayo dadka Soomaaliyeed ee baaba . war bixin la xariirta hab dhaqanka Dowladda Liibiya (Faallo)(Riix halkaan)
Kuwa Soomaalinimadii Hawiyinimo ka doortey?!!!.(Riix halkaan)
Shiikh Shariif Shiikh Axmed, hala sugo(Riix halkaan)
58 qof oo Ciidamada Ethiopia ay shalay xasuuqeen(Riix)
Ma`ooyey Markaan Xorownay? (Faallo)(Riix halkaan)
Kuwa Soomaalinimadii Ka Doortay Isaaqnimo(Riix halkaan)
Kooxda Mbagathi & Kadeedka Ummadda(Riix halkaan)
Caruurta laga xado Soomaaliya oo la geeyo Adis(Riix halkaan)
Somaliya Maanta Heerka Ay Taaganthay!!!(Aragti)(Riix halkaan)
kuwee Dooranayaa M Dheere,C/taax (Faallo)(Riix halkaan)
Guud Mar Dagaaladi Sokeeye ee Somaliya.(Aragti)(Riixn)
Mareykanka oo dano gaara ah ka leh Soomaaliya(Riix halkaan)
Goormuu Oday noqday C/llahi bal calaamada Illaahay?(Riix)
Shariifow ama Mudulood ahoow ama Muslim ahoow (Riix)
10/03/2010
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Gudi ka tirsan UN-ka oo in ay WFP raashika ku iibsadaan suuqyada soomaliya loogu talo galey iyo Masuuliyiin ka tirasan Dowlada Soomaliya dhinac ka ah eedeynta

Guurti ka tirsan qaramada midoobey oo howshooda ay aheyd la socodka howlaha Baniaadam njimo ee Soomaliya ka laga qabto fadhigooduna haa markii hore magalada Nairbi ee dalkaasi Kenaya balse hada u wareegay Dhinaca Xarunta UN-ka ee magalada New York oo Xafiskooda Amaanka dartiis loo geyey waax lagu wada in ays oo saran warbixin Buuxda oo la Xiriirta hay'ada WFP iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Dowlada soomaliya uu Musuqmaasuq ku shaqeysta

Wara bixin si hordhaca looga helay Ergadaan dabagalka Howlaha Bani aadamnimo ee qaramada midoobey u qaabilsna Soomaliya ayaa waxaa ay sheegeysaa in raashinka ay keento WFP Soomaliya lagu iibiyo suuqyada ee aan loo geyn dadka dhibateysan haba yarate laguna arki karo inta badan Gobolda dalka Soomaliya oo suuqyadooda lgu iibinayo xiligan iyo mudo dheerba, balse arintaas waxa gaashanka u daruurey madaxda WFP ee isla UN-ka oo shaca ka qaadey in aybarayan arintaan ee aysana jirin wax soo garey oo arimahaas la xiriira .


Sidoo kale waxa ay warbixinu sheegaysaa in ay jiraan wasiiro iyo xildhibaano ku jira Dowlada Soomaliya iyo walib Diblomaasiin soomaaliyeed oo ka ganacsda fiisiyonkia diblomaasiyiinta ee lagu aado dalalka reer galbeedka siiba qaarada Yurub oo halkii xaboba lagu iibiyo wax ka badan 10.000 oo doolar mareykanka ah iyo 15.000 taas oo ay u iibiyaan dilaaliin suuqyada ay u dirsadaan.

Warbixintaan ayaa sida ku xusan waxa la filiya in farta laga Saaro Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Mr Banki Moon oo asgu ah Madax ugu sareeya ee Qaramada midoobey iyo waxyabihii uu ka dhihi laha .

Waxa kale oo warbixinta ku jirta in maamulka Puntland ay si buuxda u taageraan burcad badeda maraakiibta keenasata maamulkooda ayla soo dhaweeyaan isla markasna ayasan waxba ka qaban inta badan

Arintaan ayaan lagu xusin cida sida rasmiga u iibsata raashinka balse waxa lagus oo koobey in shaqalaha ay sidaas ku kacaan waxaan ay sdoo kale ku soo aadeysa xili ay Shabaabul Mujaahidiin Amamnuuceen WFP in ay ka howlgasho Gobolada ay gacanta ku hayaan ee Dalka soomaliya madama ay beeraleyda Soomaliyeed wax soo sarkooda la dirireyso.

Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

© Arrow Online.com 2008 ® Free counter and web stats