SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wasiir Juxa oo Reer Puntland u sheegay in Madaxweyene farmaajo Garoowe uu Imaan Doono

 


Wasiirka Arimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool deegaanada Maamulka Puntland islamarkaana dalka Soomaaliya ay haatan ka jiraan qataro badan oo dhanka amniga ah taasina ay la qabto Puntland.

Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay muhiimada Koowaad siin doonto dadka Reer Puntland islamarkaana qorshuhu uu yahay in madaxda ugu sareysa dalka sida Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,uu yimaado Puntland gaar ahaan Magaalada Garoowe hadalkaas oo ay Shacabka Puntland aad u soo dhaweeyeen.

Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa,ayaa ku sugan Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal,waxana haatan uu wadaa kulamo uu la qaadanayo madaxda ugu sareysa Maamulka puntland.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®