SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Cafiska Mukhtaar Roobow Kadib, Akhriso Liiska 7dii Uu Mareykanka Lacag Dul Dhigay

 


Warrimaha dibadda Mareykanka ayaa la sheegayaa in ay Wadaadka Mukhtaar Mansuur Roobow ka saartay liiska dadka ay lacagta dul dhigeen.

Sida ay qortay VOA-da, Mareykanka ayaa sidaa go’aansaday Jimcihii.

Sheekh Roobow oo hadda ku sugan Koonfur Galbeed, waxaa la sheegayaa in ay jiraan wada hadal u socda isaga iyo maamulka halkaasi ka jira, waxaana muuqata in heer fiican laga gaaray.

Bisii June 2012-kii, wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lacag dul dhigtay madaxda Al-shabaab uu xiligaas ku jiray Mukhtaar Roobow, raggaas oo intooda badan qaarna la dilay, qaarna is dhiibeen.

Maraeykanka waxaa ay sheegeen in $7 Milyan dul dhigeen aasaasaha Al-shabaab Axmed Cabdi, $5 Milyan ragga kala ah Ibrahim Xaaji Jaamac, Fu’aad Maxamed Khalaf, Bashiir Maxamed Maxamud iyo Mukhtaar Roobow halka $3 Milyan la dul dhigay Zakariye Ismaaciil Xersi iyo Cabdullahi Yare.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®