SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo Ku Kulmaya Magaalada Gaalkacyo

 

Maamulka Galmudug ayaa Sheegay in Magaalada Gaalkacyo uu ka furi doono Shir Dib u Heshiisiineed oo u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku Muransan Magaalada Gaalkacyo iyo Deegaano ka tirsan Gobalka Mudug.


Wada hadaladaan ayaa waxaa Hogaaminaya Madaxweyne Cusub ee Gamudug Axmed Ducaale Geel Xaaf waxaan ka soo qeyb galayaa Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Madax ka socota Golayaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Cismaan Maxamed Cali dheere ayaa Sheegay in uu Meel Wanaagsan marayo dadaalka Galmudug ay ugu jirto Furitaan Shirweyne Dib u Heshiisiineed oo Xal loogu Raadinayo Xiisad aan Dhamaadka la heyn ee ka jirta Gobalka Mudug.

Wasiirka ayaa ugu baaqay in Dhinacyada uu Shirkaan Quseeyo iyo Dowladad Federaalka inay Xil iska Saraanaa Furitaan Wada Nabada Gobalka Mudug.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®