SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dawladda oo Ku Dhawaaqday Mudada Lasoo Gaba-gabeyn Doono Howlgalka

 

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Abuukar Ducaale ( Islow) ayaa sheegay in Dowldda Soomaliya ay dhawaan soo gaba-gabeyn doono Hawlgalka Amaanka lagu sugayo ee ka soconaya Magaalada Muqdisho.


Wasiirka ayaa sheegay in inta badan guulo laga gaaray howlgalada xasilinta Caasimadda magaalada muqdisho ee dhawaan Dowladda Soomaliya ay ku dhawaaqday,islamarkaana shacabka Soomaliyeed loogu baahan yahay in mudada yare ee ka harsan holwgaladaas in ay dulqaad iyo adkeysi ay muujiyaan.

“Si aan u sii xoojinayo amniga ciidanku waxay sameyn doonaan wax walba oo suuragal ah. Waxaa la xiray qaar kamid ah jidadka xaafadaha dhex-dooda mara oo horey u furnaa ujeedka loo xirayna waa in lagu badbaadinayo shacabka Soomaaliyeed.

Maalin walba qaraxyada iyo dhibabka ay geystaan argagixisadu waxaan ku weynaa nafta dadkeena qiimaha badan, si taas looga baaqsado waxaa lagama maarmaan ah in la xoojiyo amniga caasimadda lalana shaqeeyaa ciidamadda howlgalka ku jira”ayuu yiri Wasiirka Amniga”, ayuu yiri wasiir Maxamed Abuukar Islow Ducaale.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®