SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-shabaab oo Xukun Gacan Goyn Ah ku Fuliyay Nin xadey Hal malyan Sagaal Boqol Lixdan iyo Labo Kun Shiling Somali

 

Maxkamadda Xarakada Al-shabaab ee Degmada Tooratoorow ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku fulisay xukun gacan goyn Cali Aadan oo fal tuugnimo ah ku jabsaday dhowr dukaan qaatayna alaab iyo lacag cadadkeedu uu gaarayo “Hal malyan Sagaal Boqol Lixdan iyo Labo Kun Shiling Somali”.

Fagaaraha xukunka uu ka dhacayay waxaa goob joog ka ahaa boqolaal kamid ah shacabka Degmada Tooratoorow si ay u daawadaan qaabka ay maxkamada u fulineyso xadkaasi gacan goynta ah.

Qaadiga Maxkamadda Xarakada Al-shabaab ee Degmada Tooratoorow ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in Cali Aadan lagu helay eedeha lagu soo eedeeyay, islamarkaana uu qirtay sidaasna gacanta looogu gooyay.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®