SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
15/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

3 Gabdhood oo Wada Dhashay Ayaa Ka Mid Noqday Dadki Ku Dhintay Weerarki Pizza House

 

Sida ay qortay wakaalada wararka dawladda ee SONNA 3 gabdhood oo Isla dhashay ayaa ku geeriyooday weeararki saaka la so afjaray ee Pizza House .

gabdhaha oo usoo damaashaad tagay Goobta waxa kale dhaawacantay gabar la dhalatay oo lagu Baxnaaninayo cisbitaal Madiina

Tirada Guud ee dhimashada aya ah 18 qof Inta bookiska sheegeen.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®