SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
15/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wasiir Xoosh oo sheegay in Dhamaan Maamul Goboleedyada ay Tegi Doonaa Xarumahooda

 

Wasiirka Dastuurka xukuumada Federaalka Soomaaliya oo shalay ka furay Magaaalda Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal kulan wadatashi ah oo looga arinsanayay wax ka bedelka Dastuurka dalka ayaa ka hadlay qorshaha uga degsan Wasaarada kulamada Wadatashiga ah.

Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in Wasaaradu ay haatan bilaabeyso dhawaan kulamada wadatashiayda ah ay gaarsiiso Gobolada dalka Soomaaliya ayna tegi doonto Xarumaha Maamul goboleedyada dalka ka jira.

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in puntland ay ka dhigeen mida koowaad islamarkaana ay jiri doonaan Xarumo kale oo la tegi doono sida uu hadalka u dhigay.


Wasiir Xoosh ayaa maalmihii u dambeeyay waday qorshaha looga tashanayo sidii aragtiyo kala duwan looga dhiiban lahaa wax ka bedelka Dastuurka dalka kaas oo hada ah mid qabyo ah.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®