SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
08/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Dhamaan Dalka uu Ku Socdaali Doono

 

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku Dhawaaqay in uu Bilaabayo Socdaal uu ku Maraayo Dhamaan Deegaanada Maamulada Puntland,Galmudug iyo Hir-Shabeelle si loo Xoojiyo Wada Shaqaynta Dowladda Dhexe iyo Dowlad Gobaleedyada Xubnaha ka ah Nidaamka Federaalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Sheegay in Hogaamiyaasha Maamulada iyo Bulshada Qeybaheed kala Duwan uu kala Tashanaayo Hirgelinta Arrimaha ugu muhiimsan ee looga fadhiyo Dowladda Soomaaliya inay u Qabsoomaan 4-Sano ee soo socta Sida Hir-galinta Dhismaha Ciidamada Militariga,Xasilinta Amniga Dalka iyo Doorasho Qof iyo Cod Dalka ka Dhacdo Markala gaaro 2021-ka Si looga Gudbo Awood qeybsiga Qabaliga ah 4.5.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Horey Safar ugu Tagay Magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo ee Maamulada Koofur Galbeed iyo Jubaland halkaasi oo kula Kulmay Hogaamiyaasha Maamuladaasi.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®