SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
08/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dadkii Deganaa Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool oo u barakacey Muqdisho, Bay iyo Hiiraan

 

Magaalooyinka Muqdisho, Beledweyne iyo Xudur ayay u barakaceen inta badan shacabkii ku noolaa Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, kadib markii Shabaab bartamihii sanadkii 2016-kii ay la wareegeen Degmadaasi.

Shacabka hada ku nool degmada Tiyeeglow ayaa waxaa ku adkaatay sidii ay ku heli lahaayeen gar gaar bani’aadanimo, waxaana sidoo kale saameeyay Abaaraha dalka ka jira.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool Ibraahim C/raxmaan Maxamed ayaa sheegay in beerihii sanado la abuurin, hoos u dayac weyna laga dareemayo degmadaasi.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®