SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Barakacayaal Careysan Banaan-baxayaal ay wadada ku jareen ka sameeyey deegaanka Lafoole oo isku xira muqdisho iyo Afgooye .

 

Sida wararka nagu soo gaarayaan Banaan bax xoog leh ayaa hadda ka bilaawday waddada isku xerta Muqdisho iy Afgooye gaar ahaan Carbiska ilaa lafoole waxaana isugu soo baxay boqolaal dad ah oo boorar wata waxaana hakad galay gaadiidka iyo dadka.

Dad careysan ayaa xeray wadada waxayna dhagxaan ku tuurayaan Gaadiidka dadweynaha iyo kan sida gaarka ah loo leeyahay.

Ma jirto wax gaadiid ah maanta halkaasi isticmaalayaa lamana oga waxa Banaanbaxa keenay waxana dadka banaanbaxaya ay ubadan yihiin barakacayaal nolal xumi ay ku heysato halkaasi waxa ayna mudooyinkaan ay ka cabanaayeen Amnir daro gaar ahaan dhac iyo nolal xumi halkaasi ku heysata.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®