SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Jubbaland oo sheegay in uu Qaadayo Dagaal Ka Dhan Al-shabaab

 

Wasaaradda Amniga ee Maamulka jubba-land ayaa ku dhawaaqay in dhawaan la qaadi doono howlgalka dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab loogu saaryo deeganada ay kaga sugan yihiin Gobolka Gedo ee Koonfurta dalka Soomaliya.


Wasiirka Amniga ee Maamulka jubba-land Abrashiid Janan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ee Maamulkaas ayaa sheegay in la diyaariyay Ciidamadii xureyn lahaa deegaanada a ku sugan yihiin Al-shabaab ee Gobolka Gedo, islamarkaana loo dhameystirey qalabkii ay u baahnaayeen.

“Dhamaan Ciidamada Maamulka Jubba-land, iyo kuwa AMISOM waxaan ugu baaqayaa in ay u diyaar garoobaan dagaal Al-shabaab loogu saarayo Gobolka Gedo,runtii dagaalka aan la galeyno Al-shabaab iyadoo ay bil ramadaan ay tahay waxaan filayaa in uu yahay mid xaq”, ayuu yiri Abrashiid Janan.

Al-shaabab ayaa ku sugan deegaano badan oo ka Tirsan ee Gobolka gedo ee Koonfurta dalka Soomaliya, iskastoo magaalada madax laga saaray sanado ka hor.

a Booqashadii Labaad ee uu ku tago Xaaf Meel ka baxsan Magaalada Cadaado oo Degaanada Galmudug ah tan iyo markii la doortay.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®