SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Maxkamad looga yeerey kiro guri oo lagu lahaa Darteed

 

Maxkamadda Darajadda koowaad ee Degmadda gorawe ayaaa Amartay in Xilliban ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu Maxkamadda hortago.

Warqad uu ku sixiixanyahy Gudoomiyaha Maxkamadda Darajaddakoowaad ee Degmadda gorowe Cabdi nuur Ow jaamac ow xuseen ayaa Xillibaan feeysal Cabdullahi guuleed waxaa lagu Amray in uu Maxkamadda Hortaggo ugu dambeeyn 5/7/2017, kadib markii ay maxkamaddu sheegtay in loo heeysto Dacwad Madani ah.

Sida kuxusan Qoraalka ay maxkamadda garawe soo saartay xllibaan feeysan ayaa ku eedeeysan in uu Kireeystay Guri ku yaalla Gorowe uuna kasoo tagay isaga oo aan Bixin Lacagtii kiradda.

Maxkamadda oo soo xigeeysa dacwooda yaasha ayaa sheegtay in Sidoo akle Xillibaan feeysal uu Xirtay Gurigii uu Kireeystay walina uusan ka Guurin.

Xillibaan feysal Cabdullahi guuleed waxaa uu kamid yahay Xubnaha Xillibaanadda Barlamaanka Soomaliya kazoo galay Magaaladda garowe ee Xarunta Gobolka Nugaal sidoo kalena ah Xarunta Maamulka Puntland.

Saxaafada oo isku dayday in ay la xiriiro Xillibaan feeysal wali uma Suurta galin in uu hedlo, si wax looga weeydiiyo Dacwadda loo heysto.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®