SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Diyaarado Dagaal oo xalay Gaadiid ay la socdeen Al Shabaab ku duqeeyay Shabeelaha Hoose.

 


Diyaarado Dagaal ayaa xalay waxa ay duqeymo xoogan ka fuliyeen qeybo ka mid ah Gobolka Shabeelaha Hoose.

Duqeymaha ayaa lala Bartilmaamsaday Gaadiid dagaal oo la sheegay in ay la socdeen xubno ka tirsan Dagaalyahanada Al Shabaab oo marayay deegaanka Lambar 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Lama oga khasaaraha ka dhashay duqeymaha ay diyaaradahaasi dagaal la beegsadeen Gaadiidka ay wateen Al Shabaab.

Dhawaan ayey ahayd markii diyaarado dagaal duqeymo ay la beegsadeen Saldhigyo Al Shabaab ay ku leeyihiin deegaanno ku dhow dhow degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®