SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Shir Looga Hadlayo Maamulida Hawada Soomaliya Oo Ka Furmaya Dalka Canada

Dhawaan ayaa la filayaa in dalka Canada uu ka furmo Shir looga hadlayo Maamulka Hawada Soomaaliya kaas oo ay ka qeybgeli doonaan Madaxda ka socota dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan Arimaha Hawada.

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Oomaar ayaa sheegay in shirkaas uu ka furmi doono Munturial ee dalka Canada islamarkaana uu u dhaxeeyo Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Soomaaliya iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qabilsan Maamulka Hawada.

Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ay rajo ka qabaan inta uu shirkaas socdo ay guulo waaweyn ka soo hooyaan islamarkaana dowladda Soomaliya lagu wareejiyo Maamulida Hawada dalka Soomaaliya.

Tan iyo Bur burkii dalka ayaa waxaa weli Soomaaliya Gacanteeda ka maqan maamulida dhanka Hawada ah,waxana dowladda Soomaaliya ay dhowr mar ku dadaashay in ay u suurtagasho balse aaney ku guuleeysan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®