SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faahfaahin dagaal xalay ka dhacay degaanka Xeraale

 

Dagaalkaan oo gesytay khasaare Dhaawacyo ah ayaa Xalay ka dhacay Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Sida wararku Sheegayaan Dagaalka ayaa udhaxeeyay Laba kamid ah Beelaha Degaankaasi, Kuwaasi oo la sheegay in ay kala Taabacsan yihiin Maamullada Ahlusunna iyo Galmudug.

Inta la Hubo Dagaalkaas waxaa ku Dhaawacmay Laba Ruux oo la sheegay in ay Ahaayeen Maleeshiyaadkii Dagaalamay.


Axmed Macalin oo kamid ah Dadka Degaanka Xeraale ayaa Qadka Taleefanka warbaahinta ugu sheegay in aan la ogayn Waxa uu salka ku Hayo Dagaalka, Balse waxa uu xaqiijiyay in Dagaalka uu ahaa Mid Xoogan oo Socday Muddo Saacad ah.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®