SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Soomaliland oo U Diidday Ismaaciil Hurre Buubaa In Uu Ka Baxo Soomaliland.

 


Maamulka Soomaliland ayaa Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa u diiday in uu ka dhoofo Soomaliland,kaddib markii laanta socdaalka Somaliland ku heshay in uu watay Baasaboorka Diblomaatiga ee Soomaaliya.

Buubaa ayaa ku siijeeday Kenya,waxaana Baasaboorkiisu uu dhacayaa 2018ka.

Waxaa uu hadda ka mid yahay Xisbiga Waddani ee Somaliland,waxaana Maamulka Somaliland uu hadda ku eedeynayaa in uu aaminsan yahay Somaliweyn.


Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa mar soo noqday wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya,waxana intaas kadib uu u goostay dhanka Soomaaliland isagoo xiliigaas sheegay in uu yahay nin ka soo jeeda Soomaaliland Go’aansadayna in uu ka tago soomaaliya.

Arintaan ayaa macquul ah in ay wax ka bedesho Go’aankii uu horay u qaatay Ismaaciil Hurre Buubaa,ee ahaa in uu yahay Soomaaliland.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®