SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-Shabaab oo Sheegtay Weerar Ka Dhacay Degmada Hodan

 

Waxaa xalay Fiidkii Bam Gacmeed lagu weeraray guri uu deganaa gudoomiyihii hore ee degmada hodan Axmed Salaad Ibraahim kaas oo ku yaala qeybo ka mid ah degmadaasi Hodan ee Gobolkaan Banaadir.

Weerarkaas Bambaano ayaan wax khasaaro ah ka dhalan sida ay Dalsan u sheegeen masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Hodan.

Al-Shabaab ayaa waxa ay shegeen in ay weerareen Guriga Gudoomiyihii hore ee degmadaasi hodan Axmed Salad Ibraahim in gudoomiyihi hore uu sidirqi ah kaga badbaaday weerarka ay doonayeen in ay ku dilaan .sida lagu qoray Baraha Intarnetka ee Al-Shabaab ay maamulaan.

Xiriir aan la sameynay gudoomiyihii hore ee degmada Hodan oo weerarka lagu qaaday ayaanan noo suurtagelin si aan wax uga weeydiino Bam Gacmeedka xalay lagu weeraary gurigiisa ku yaalla degmada Hodan.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®