SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

War Deg Deg Ah: Qarax Goordhow Ka Dhacay Gudaha M/Kismaayo ee Xarunta Jubbaland

 


War goordhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa uu sheegayaa in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogiisa laga maqlay Gudaha Magaalada kismaayo.

Qaraxa oo ilaa iyo hada aan la ogeyn waxa uu yahay ayaa la sheegay in qaraxa kadib xoogaa la maqlay rasaas ay ridayaan ciidamada maamulka Jubbaland ee ku sugan Kismaayo.

Qof kamid ah Shacabka Kismaayo ayaa sheegay in jugta ay maqleen balse aysan cadeyn karin waxa uu yahay qaraxa.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa waxaana jira khasaaro ka dhashay qaraxaas.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®