SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
05/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faahfaahin Dagaal ka dhacay Gobolka Sool oo ay qaboojiyeen Maamulka Somaliland

 


Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool gaar ahaan degaanka Ari Cadeeye ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal beeleed khasaare geystay.

Inta la xaqiijiyay 6 ruux ayaa ku dhaawacantay dagaalkaasi sida ay sheegeen dadka degaanka.

Dagaalkaan ayaa ka dhashay muran dhanka dhulka ah oo soo kala dhexgalay Labo beelood.


Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa gaaray goobta uu dagaalku ka dhacay, waxaana ay ku guuleysteen in ay kala qaadaan Maleeshiyaadkii dagaalamay.

Xaaladda degaanadii lagu dagaalamay ayaa Saakay degan sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta degaanka Ari Cadeeye.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®