SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/07/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Puntland oo Qabtay Dad U Socday Buuraha Galgala Ee Gobolka Bari baaritaana lagu hayo

 

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo ka sameeyeen deegaanada ay ka maamulaan qeybo ka mid ah Gobolka Saanag,kas oo ay ku qabteen dad farabadan.

Saraakiil ka tirsan ciidamada puntland ayaa waxa ay Warbahinta u sheegen in howlgalkaas dadka lagu qabtay ay ka mid yihiin 10 ruux oo ay sheegn in ay u socdeen Buuraha Galgala oo ay ku xoogan yihiin Al-Shabaab iyo Daacish.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in dadkaan ay ku jiraan labo dumar ah,islamarkaana ay rajeynayaan in ay dhawaan Maxkamad soo taagan si wax looga weydiiyo ula jeedkooda.

Majir wax war ah oo ay dhankooda ka soo saareen Al-Shabaab Warka ka soo abxay sarakiisha Ciidamada puntland eek u aadan in ay qabteen 10 Ruux oo u socday Buuraha galgala oo ay joogaan Al-Shaabab iyo Daacish.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®