SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/07/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

DEG DEG: Ciidamada Dowladda oo fashiliyay qarax

 

Ciidamada Dowladda Federalka Somaliya, ayaa goor dhaw fashiliyay qarax miino oo lagu aasay wadada dhinaceeda, kadib markii dadka degaanka ay ku soo wargeliyeen ciidamada.

Saraakiisha Hay’addaha ammaanka ayaa sheegay inay tageen goobta lagu aasay qaraxa miinada ah, waxaana ciidanka ay u suuragashay inay fur furaan miinadaasi.

Qaraxa miinada ayaa lagu aasay degaanka KM-13, halkaasi oo dhawr mar ciidamada qarax miino lagula eegtay xilliyada gaadiidka ciidanka ay saaran yihiin halkaasi ay marayaan.


Qof ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay ciidamada ammaanka inay saaka aroortii ku soo ka laheen goobtaasi, kadibna si nabadeglyo ah ay ku fur fureen.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®