SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
23/07/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Taliska Booliiska Soomaaliyeed Oo Sheegay In Cidii Jebisa Amarka Laamaha Amniga Talaabo Laga Qaadayo

 

Shirkii jaraa’id ee uu xalay uga qeyb galay Magalada Muqdisho taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya C/Xakiin Daahir Siciid Saacid, wax uu sheegay in ay wax xun tahay in lacag ay bixiyaan Gacasatada Soomaaliyeed islamarkaana ay ku taageeraan l-Shabaab ay tahay dembiweyn oo lagalo.

Wax uu Goobta ka sheegay in laamaha amniga ee dalka ay diyaar u yihiin cidii awaamiirtan ay soo saareen laamaha amniga Soomaaliya jabisa in ay sharciga hor keeni doonaan.

Janaraalka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka fogaadaan in ay Al-shabaab ku garab siiyaan dhibaateynta ummadda Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®