SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/07/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Gobolka Banaadir oo digniin u diray Hay’adaha Samafalka

maamulka Gobolka Banaadir ayaa Hay’addaha Samafalka ee ka howlgala Muqdisho ugu baaqay in ay si wanaagsan ugu gargaaraan dadka danyarta ah oo aysan danahooda ka fiirsan.

Maamulka waxa uu sidoo kale sheegay in aysan aqbali doonin in gargaar aan ku filneyn in mar walbo la siiyo dadka isla markaana sawiro laga qaato.

Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Cabdullaahi Sheekh Cali Erag ayaa sheegay in ay soo saarayaan sharciyo lagu xadiyo Hay’addaha Samafalka.


Waxa uu tilmaamay in ay diyaar u yihiin in ay la shaqeeyaan cid walbo oo dadka danyarta ah gargaar gaarsiineyso oo ay u fududeynaya howlaha ay wadaan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®