SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
12/07/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ganacsatadda Qaadka oo cabasho ka ah qaad qurmay oo loo keeno

 


Ganacsatada qaadka iibiya ee Magaalada Jowhar ayaa cabasho xooggan ka muujiyay diyaaradaha Qaadka ka keena dalka ee ka degta Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.

Waxa ay sheegeen in ay keenaan qaad qurmay, oo aan u gadmeyn Ganacsatada ku nool Magaalada Jowhar.

Ganacsatada Qaadka waxa ay ku hanjabeen in ay joojin doonaan Qaadashada qaadka laga soo dajiyo Magaalada Jowhar, islamarkaana ay ka qaadan doonaan Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in Shirkaddaha Qaadka ka keena dalka Kenya ay dhowr jeer heshiis uga baxeen Ganacsatadda.

Haweeney ka mid ah Ganacsatadda qaadka ee magaalada Jowhar ayaa waxaa ay sheegtay inaysan iibin Karin Qaadka laga soo dejiyo Magaalada Jowhar, Maadaama dadka aysan rabin.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®