SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/06/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Shir Guddoomin doona Shirka Golaha Amniga Qaranka

 

Madaxweynaha Somaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo ayaa Maanta Shir Guddoominaya Shirka Golaha Amniga Qaranka oo ka furmi doona Magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa dhex mari doona Madaxda Dowladda Dhexe iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka ka jira.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Ing. Yariisow oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Shirku uu Maanta Furmayo loogana hadli doono Ammaanka Dalka.

Sidoo kale Shirkaan Maanta Furmaya ayaa ah kii Labaad oo ay yeeshaan Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®