Masuuliyiin Soomaaliya iyo dunidaba caan ka ah oo isku khilaafay waxa laga yeelayo dadka Soomaaliyeed ee baaba . war bixin la xariirta hab dhaqanka Dowladda Liibiya (Faallo)(Riix halkaan)
Kuwa Soomaalinimadii Hawiyinimo ka doortey?!!!.(Riix halkaan)
Shiikh Shariif Shiikh Axmed, hala sugo(Riix halkaan)
58 qof oo Ciidamada Ethiopia ay shalay xasuuqeen(Riix)
Ma`ooyey Markaan Xorownay? (Faallo)(Riix halkaan)
Kuwa Soomaalinimadii Ka Doortay Isaaqnimo(Riix halkaan)
Kooxda Mbagathi & Kadeedka Ummadda(Riix halkaan)
Caruurta laga xado Soomaaliya oo la geeyo Adis(Riix halkaan)
Somaliya Maanta Heerka Ay Taaganthay!!!(Aragti)(Riix halkaan)
kuwee Dooranayaa M Dheere,C/taax (Faallo)(Riix halkaan)
Guud Mar Dagaaladi Sokeeye ee Somaliya.(Aragti)(Riixn)
Mareykanka oo dano gaara ah ka leh Soomaaliya(Riix halkaan)
Goormuu Oday noqday C/llahi bal calaamada Illaahay?(Riix)
Shariifow ama Mudulood ahoow ama Muslim ahoow (Riix)
29/07/2010
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Boqor Buur Maqdow oo Madaxweynha Soomaaliya ugu baaqey in uu iskaga dego xilka uu hayo maadama uu u soo kireystey…

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur Madow oo ka hadlayey arimaha soomaaliya xiligaan ka tagan oo uu ku tilmaamey mid aad u xun ayuu waxaa uu shegay in aysan xiligan wax natiijo ah ku soo kordhineyn ciidamo iyo dagalada sii socda toona.

"Waxaan Oran lahaa Madaxweynah shariifka in uu ka tago meesha maxa yeelay xiligii uu la dagalameyey Cabdulaahi yuusuf waxaa uu ka soo horjeedey Madaafiicda Ethiopia hadana waxaa uu shacabkii u soo kireystey oo madafiic ku garacaya UGNADA iyo Burundi oo xasuuq ba'an ku haya shacabkii uu shaley u dagalameyey ee masha in uu katago ayaan ka dalbanyaa" ayuu yiri isagoo intaas ku darey in uu ugu duceynayo shacabka reer koofure in ILAAHEY dhibka ka saro .

Sidoo kale Xarakada Shabaab ayuu ugu baaqey in ay iska dayaan Culeyska ay dadka diinta uga dhigayan ama ay ku xukumayan inmla Bireeyo ee si naxariis leh dadka diinta ugu shegaan hadii kale waxba kaba soo hari mayaan dadka oo midna madfac layo midna adinku aad dishan ayuu yiri Boqor Buur Madow.

Mar uu ka hadlayey in ay dhici karto in dib loo midoo ayuu yiri xiligaan reer koofyreed waxba maba heystaan ee maxaa lala hadlaa nin wax heysta oo wax xooga nabada heysta aha doonaya ayaa lala hadlee taasn meesha maba taal , iyo waliba in aysan aheyndad wax isku ogol ama xita hadii nabadi dhacdo anga noo ogol in aan si siman u qeybsano Awooda isagoo tusaale u soo qaatey in xiliyadii kala duwanaa markasta la dulmey dadka reer waqooyiga ah oo jagooyinkoodii ay qaadanayeen wax uu ku sheeegay walaalahooda reer Muqdisho iyo Hartri oo marna aan si xaqa loo siin jagooyinkooda ay mudnayeen waxan ugu danbeyey ayuu yiri ALLAHA u Naxariiste C/raxmaan Tuur oo ahaa Madaxweyne ku xigeenki Gen Maxamed Faarax Ceydiid oo la rabey in madaxweyne laga dhigo markii uu geeriyoodey loo dhiibey Wiilisa oo aan waxba wadi Karin lakiin la iska didey siidii Cigaal oo kale oo Riyaale loogu dhiibey markii uu dhintey oo kale.

Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

© Arrow Online.com 2010 ® Free counter and web stats