SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
30/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-shabaab oo 7 Ruux u xirire Dilkii sarkaal iyaga ka tirsanaa oo lagu diley Gobolka Gedo

 

Wararka laga helayo Tuulada Barwaaqo oo ka tirsan Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Gelinkii dambe ee Shalay Xarakada Al-shabaab ay ku Xireen illaa 7 Qof oo Labo kamid ah ay yihiin Haween.

Dadka ay Xir xireen al Shabaab ayey ku Eedeeyen in ay wax ka ogaayeen Dilka Sargaal sare oo ka tirsan Shabaab oo lagu Magacaabi jiray C/llaahi Khanaas oo Ciidamada Dowladda ay ku Qaarajiyeen Tuulo Barwaaqo Shalay Gelinkii hore.

Dadka ku nool Tuulo Barwaaqo ayaa ka Cabsi qaba in Dad kale oo ku nool Degaanka Xarig loo geysto loona Xiro Falka dilka ah.

Shabaab ayaa dhowr jeer Dadka Shacabka ah ku xir xira.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®