SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
29/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Doorasho xildhibaan ee gobolada waqoyi oo maanta ka dhaceysa Muqdisho

 

Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhaceysa Doorashada xubnaha xildhibaanada Golaha shacabka ee ka imaanaya Degaanada Soomaaliland.

Doorashada maanta dhaceysa ayaa waxaa lagu dooran doonaa Hal kursi oo keliya, maadaama uu yahay midkii ugu dambeeyay ee Golaha shacabka Degaanada Soomaaliland, sida ay sheegeen Guddiga Hirgelinta Doorashada Dadban ee Heer Federaal.

Kursigan ayaa waxaa ku tartamaya Labo Dumar ah, kuwaas oo aysan Guddigu magacyadooda ku shaacin barta Twitter-ka ee ay warkan ku soo qoreen.

Sidoo kale markii la soo gaba gabeeyo Doorashada Golaha shacbka ee Soomaaliland ayaa waxaa la shaacin doonaa waqtiga ay dhaceysa dib u Doorashada 5 kursi oo Guddiga Xaldinta Khilaafaadka ay sheegeen in ay ku soo baxeen qaab musuq ah.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®