SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
27/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Al-shabaab oo Dagaal ku qabsaday Degaanka Kulbiyoow saakey oo ay ku sugnaayeeen ciidamada Kenya

 


War lagu Qoray Warbaahinta Taageerta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Dagaal Culus oo Saakay ka biloowday degaanka Kulbiyoow oo Fariisin ay ku lahaayeen Ciidamada Kenya ay la wareegeen.

Shabaab ayaa Saldhig Ciidamada kenya ku lahaayeen Kulbiyoow waxaa ay ku qaadeen Weerar ku biloowday Qaraxyo,waxaana Xigay Weerar toos ah sida ay sheegeen Goobjoogeyaal ku sugan Tuulooyin ku dhaw Kulbiyoow.

Dagaal mudo qaatay ayay sheegteen Shabaab in ay Degaanka la wareegeen,waxaana ay Ciidamada Kenya uga baxeen Magaalada dhanka Gudaha Kenya.

Kenya weli kama hadlin Sheegashada Al-shabaab,waxaana aan la ogaan karin Khasaaraha kala gaaray Labada Dhinac,waxaana Go’an Isgaarsiinta Degaanka Kulbiyoow ee Gobolka Jubbada Hoose.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®