SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
27/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Galmudug oo bilaabeysa Howlgallo ka dhan ah Shabaab

 

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) ayaa waxa uu ka hadlay ammaanka guud ee Degaanada Galmudug.

Waxa uu sheegay Galmudug in ay leedahay Ciidamo kala duwan oo kala ah Nabad sugid, Boolis, Daraawiish iyo ku Ciidanka 21-aad ee wada shaqeynta la leh Galmudug ee jooga Degaanada Galmudug.

Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ayaa soo hadal qaaday Howlgalada ka dhanka ah Shabaab, wuxuuna sheegay in ay si dar dar leh ku socdaan.


Waxa uu sheegay Ciidanka Galmudug in ay u diyaar garoobeen Howlgalka Hujuunka ah ee Shabaab lagu qaadayo, si looga saaro Degaanada ay ka joogaan Galmudug.

Al-shabaab ayaa ku sugan Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Koonfurta iyo Bartmaha Soomaaliya, waxaahna ay Dagaal kula jiraan Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®