SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dowladda oo ka hadashay Tacadiyada ay geystaan Ciidanka AMISOM

 

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka dowladda Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay in aanan loo baahneyn in la buun buuniyo dhacdooyinka ay geystaan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ka dhaca gudaha Soomaaliya.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa tilmaamay in shilka ay geystaan gaadiidka AMISOM ee rayidka ay ku dhintaan inuu la mid yahay shil uu geystay Askari Soomaali ah oo kaxeynaya gaariga, kadibna dad jiirsiiya.

Wuxuu in sheegay ciidamada AMISOM horay inay u laayeen Xoolo fara badan ayna bixiyeen Magdhaw, sidaasi awgeedna Dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la xisaabtantu Ciidanka AMISOM..


Hay’addaha Xuquuqda Aadana ayaa ku baaqday in baaritaan caalami ah lagu sameeyo tacadiyada ciidamada Amisom ay ka geysanayaan gudaha dalka Soomaaliya.

Hadalka kasoo baxay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka ayaa kusoo beegmaya xilli Hay’adda Humar Rights Wacth ayaa sheegay in tacadiyo ay geysteen ciidanka AMISOM aysan wali faahfaahin rasmi aysan ka bixin iskaba daa in ay Magdhow bixiyaan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®