SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Musharaxa Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo War ka soo saaray Qaraxyadii lagu Weeraray Hotel Dayax

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaarihii hore Ee Soomaaliya haddana ah Musharax u taagan qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa looga hadlay Qaraxyadii Dadka badan ay ku dhinteen ee Saakay lagu Weeraray Hotelka Dayax oo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Musharax Farmaajo ayaa ugu horeyn si Kulul u Cambaareeyay Falka is Qarxinta ah ee lagu qaaday Hotelka islamarkaana lagu dhibaateeyay Ummadda Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan,waxaana lagu sheegay Warsaxaafadeedka in la joogo Xilligii Ummadda Soomaaliyeed iyo Laamaha Ammaanka ay iska kaashan lahaayeen sidii Al-shabaab loo dabar goyn lahaa.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®