SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Muuse Suudi Yalxow “Madaxweyne qof ayaan u rabnaa”

 

Muuse Suudi Yalxow oo ka mid ah xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo xalay ka qeyb galay Munaasabad casho sharaf aheyd oo xalay Maamulka Gobolka Banaadir uu u sameeyay Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole).

Inta uu khudbadiisa waday Muuse Suudi ayaa waxa uu aad uga qosliyay dadkii ka soo qeyb galay Munsaabada, maadaama uu sheegayay hadalo madadaalo ah oo u badnaa si garaacis dadban.

Waxa uu sheegay khudbada uu jeediyay C/raxmaan (Faroole) qaar ka mid ah in ay ahaayeen kaftan, halka qaar kalena oo runta in laga sheego ay u baahnaayeen, laakiin hada aan laga jawaabeyn.

Ugu dambeyntii Senator Muuse Suudi Yalxow ayaa yiri hadalkan “Madaxweyne Qof unbaa noo noqon doono, Qofba Qof ayuu u rabaa, adiga oo Faroole ah dad ayaa kuu raba, anagana mid kale ayaan u rabnaa.” Waxaana aad u qoslay marti sharaftii ka soo qeyb gashay Munaasabada.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®